Faahfaahin Qarax ismiidamin ah oo ka dhacay Muqdisho (dhegayso/sawiro)

HomeWararka

Faahfaahin Qarax ismiidamin ah oo ka dhacay Muqdisho (dhegayso/sawiro)

inta la xaqiijiiyeey Saddex qof ayaa ku dhintey Qarax lala eegtay kolonyo ay la Socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Yurub ee Soomaaliya jooga oo k

Wabiga shabeele oo markale fatahaad sameyeey
Madaxwaynaha Mareykanka oo u hanjabay Turkiga
Dood looga hadlayeey Dowladnimadda iyo kaalinta Bulshadda oo Muqdisho lagu qabtay

inta la xaqiijiiyeey Saddex qof ayaa ku dhintey Qarax lala eegtay kolonyo ay la Socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Yurub ee Soomaaliya jooga oo ka dhacay waddada warshadaha ee Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Wasaaradda Difaaca.

Isbitaallada Magaalada Muqdisho ayaa la gaarsiiyay dhaawacyo kala duwan oo ay waxyeelo kasoo gaartay Qaraxii maanta.

Warbixintan Wariye Cabdiraxmaan waaberi ayaa muqdisho kaso diray

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb2473e020100d0bad1cd23/war+waaberi+faah+faahin+kasobaxaya+qarax+muqdisho+kadhacay+.mp3

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: