Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qaxa lala eegtay Ciyaartoyda Jubbaland

HomeWararka

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qaxa lala eegtay Ciyaartoyda Jubbaland

Wararka naga soo garaya magalada Kismaayo ayaa sheegaya in goordhawayd qarax lagula eegtay gaari Bus ah oo ay la socdeen cayaartoyda kooxda JCCI ee K

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid “Puntland waa in Badhan ay ka dhigto caasimada labaad ee PL (Daawo)
Goorma ayaa la ansixinayaa Wasiirada Magacaaban (Akhriso)
Boosaaso: Barashada Farsamada Gacanta (Warbixin)

Wararka naga soo garaya magalada Kismaayo ayaa sheegaya in goordhawayd qarax lagula eegtay gaari Bus ah oo ay la socdeen cayaartoyda kooxda JCCI ee Kismaayo ka dhisan.
Gaariga uu qaraxu haleelay ayaa gabi ahaanba gubtay.

khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa soo gaaray cayaartoyda, waxaana ku dhintay Afar ka mid ah Kooxdii saarneyd baska.

Masuuliyiinta Jubbaland waxay xaqiijiyeen in Qaraxa lagu xiray gaariga.

Laamaha Amaanka iyo Kooxaha gurmadka deg deg ah ayaa gaaray goobta uu Qaraxu ka dhacay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Waa arin laga xumaado in ay dhalinyaro sports ah lala beegto qarax

DISQUS: