Faah faahin: Tirada dadki dhintay dab Garoowe ka kacay oo siyaaday (dhegayso)

Faah faahin: Tirada dadki dhintay dab Garoowe ka kacay oo siyaaday (dhegayso)

Dawladda Puntland ayaa shaacisay tirrada rasmiga ah ee ku dhimatay dabkii maalin kahor shalay ka kacay kaalin shidaal oo kutaal Magaaladda Garoowe.

Waxaa la xaqiijiyay inay dhinteen 5 ruux ,halka dhaawacuna uu yahay 4 ruux oo dhaawacyadooda loo qaaday Magaaladda Muqdisho.

Wariyaheenna Magaaladda Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa booqday goobtii musiibadu ka dhacday warbixintaana kasoo diyaariyay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com