Faah faahin muxu yahay Ujeedka Ciidamo Tukaraq gaaray maanta (Daawo)

HomeWararka

Faah faahin muxu yahay Ujeedka Ciidamo Tukaraq gaaray maanta (Daawo)

Wasiirka Warfaafinta iyo saraakil katirsan Dowladda Puntland ayaa maanta soo dhaweyeey Ciidamo Cusub oo kayimid gobalka sool oo kusoo biiray howlgalka

Kenyan national shot dead near Mogadishu airport
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Xildhibaan Maxamed Cumar Ceymoy: ” Amni darro kama jirto Xarunta Barlamaanka, Wax Cabsi ahna ma..

Wasiirka Warfaafinta iyo saraakil katirsan Dowladda Puntland ayaa maanta soo dhaweyeey Ciidamo Cusub oo kayimid gobalka sool oo kusoo biiray howlgalka lagu xoreynayo gobalka Sool,iyadoo saraakisha goobta ka hadashay sheegeen in dhawaan ay bilaaban doonto howlgalka xoreynta Gobalka sool.

Ciidamaddan ayaa ka qayb qaadan doona Xoreynta loogu jiro gobalka sool iyo sidi gacanta ugu dhigi lahayeen dhulka Puntland ay leedahay ee gacanta ugu jira Maamulka somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: