Site icon Radio Daljir

Faah faahin muxu yahay Ujeedka Ciidamo Tukaraq gaaray maanta (Daawo)

Wasiirka Warfaafinta iyo saraakil katirsan Dowladda Puntland ayaa maanta soo dhaweyeey Ciidamo Cusub oo kayimid gobalka sool oo kusoo biiray howlgalka lagu xoreynayo gobalka Sool,iyadoo saraakisha goobta ka hadashay sheegeen in dhawaan ay bilaaban doonto howlgalka xoreynta Gobalka sool.

Ciidamaddan ayaa ka qayb qaadan doona Xoreynta loogu jiro gobalka sool iyo sidi gacanta ugu dhigi lahayeen dhulka Puntland ay leedahay ee gacanta ugu jira Maamulka somaliland.

Exit mobile version