Faadumo Qaasim Dayib: Waayaheedi nolasha, tarxiil, qax, aeroflot, Finland iyo waa cusub (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Faadumo Qaasim Dayib: Waayaheedi nolasha, tarxiil, qax, aeroflot, Finland iyo waa cusub (dhegayso)

Faadumo Qaasim Dayib oo horey u noqotay Agaasimaha Xafiiska Haweenka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya (Country Director) dhawaanna shaacisay in a

Marwo Caasha Geelle: “Madaxda Puntland ma ahan inay Social Media iskaga jawaaban”
Prof. Jannagale oo taageeray mamnuucidda DP World sheegayna in uu yahay musharrax Madaxweyne Puntland (dhegayso)
Tixdii Cabdirashid Ismaaciil Dirir: Gobonimadii soo dhiciyey oo guushii waan helay e!

Faadumo Qaasim Dayib oo horey u noqotay Agaasimaha Xafiiska Haweenka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya (Country Director) dhawaanna shaacisay in ay iska casishay shaqaddii UN-ta midabtakoor Soomaalinimadeeda, mid jinsi iyo isir-naceyb iswata oo ay Fadumo Dayib tiri, “waxaa si toos ah iila beegsaday Peter De Clercq, Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya” ayaa maanta waraysi dheer oo ay siisay Radio Daljir waxa ay nooga warrantay waayaheedii nolasha, tarxiilkii laga soo tarxiilay Kenya, qixii Xamar, cararkii Aeroflot iyo Moscow iyo dib-isku-abaabulkeedii Finland.

Qax iyo carar kaliya ma aha e Faadumo waxa ay nooga warramaysaa dadaalkeedii nolosha, guulaheedii waxbarasho iyo kuweedii shaqo. Waxay ay Fadumo dib-u-milicsanaysaa dardaarankii iyo dhiirigalintii hooyo iyo garabistaageedii aan kala go’a lahayn.

Waraysiga oo dhammaystiran hoos kaga bogo.

Waraysiga Youtubkana halkan kaga bogo

Hoos arag wareysigii hore ee Fadumo Dayib iyo isir-iyo-jinsi nacaybka ay Fadumo ku eedaynayso in uu la beegsaday Peter De Clerq, Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya

Fadumo Dayib: “Shaqadaan looma oggola qof isirkiisa yahay Soomali” darteed baan shaqada UN uga tagay (dhegayso)

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: