faahfaahin: Bom gacmeed lagu tuuray dowladda Hoose ee Boosaaso & Khasaare jira

faahfaahin: Bom gacmeed lagu tuuray dowladda Hoose ee Boosaaso & Khasaare jira

faahfaahin dheraad ah ayaa kaso baxaysa bom gacmeed caawa lagu weraaray xarunta dowladda hoose ee Magaaladda boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

khasaaraha ka dhashay qaraxa ayeey wararku sheegayaan 1 askaro oo dhimasho ah iyo 2 dhaawac oo ciidanka ammaanka ah iyo laba dhaawac oo shacab ah.

Qaar kamid ah Wariyaasha Daljir oo tagay cisbitaalka Guud ee Boosaaso ayaa sheegay inay arkeen dhimashadda hal askari oo kamid ahaa askartii ku qornayd ilaalada ama jagbooyntiga dowladda hoose,halkaas oo inta baddan lagu baaro gadiidka magaaladda dhex mushaaxa.

majirto wali faaahfaahin kale oo ku saabsan maamulka gobalka bari oo ay kaga hadlayaan bomkan Caawa lagu tuuray xarunta dowladda Hoose ee Magaaladda Boosaaso.

Wixii kusoo kordha daljir kalasoco insha alla

Diwaanka Wararka
Radio daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com