Ehelada  Sakariye Maxamuud Kalafoge & Sowdo Maxamuud: “lama Aasi doonin meydadka ilaa Cadaalad loo helo” (daawo)

HomeWararka

Ehelada Sakariye Maxamuud Kalafoge & Sowdo Maxamuud: “lama Aasi doonin meydadka ilaa Cadaalad loo helo” (daawo)

Ehellada Sakariye Maxamuud kalafoge iyo Sowdo Maxamuud Kalafoge oo wada dhashay kuwaas oo xalay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ku dileen Muqdisho aya

Itoobiya oo shaacisay dagaalka inay qayb ka yihiin Somaali
Rag lagu eedeynayo kiiska kufsiga Caasho ilyaas oo la qabtay (Daawo)
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 59aad-(dhegayso|daawo)

Ehellada Sakariye Maxamuud kalafoge iyo Sowdo Maxamuud Kalafoge oo wada dhashay kuwaas oo xalay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ku dileen Muqdisho ayaa sheegay in aan la Aasi doonin meydadka ilaa Cadaalad loo helo.

Cabdirashiir Maxamuud Xuseen oo la dhashay Wiilka & Gabadha la dilay ayaa sheegay inay go’aan ku gaareen in aan la Aasin meydadka ilaa la keeno dadkii dilay, wuxuuna ka codsaday laamaha Amniha & Maamulka Gobolka Banaadir inay kala Shaqeeyaan sidii ay cadaalad u heli lahaayeen Walaalihiis.

Waxa ay sheegeen in ay ku dhacday arrin naxdin leh, isla markaana waqti badan ay ku bixin doonaan sidii dadkooda ay cadaalad ugu heli lahaayeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: