Duulimaadyadii diyaaradaha ee gobolka Lamu oo la joojiyay

HomeWararka

Duulimaadyadii diyaaradaha ee gobolka Lamu oo la joojiyay

Hay’ada Duulista Rayidka Kenya ee marka magaceeda  loo soo gaabiya loo yaqaan  KCAA ayaa joojisay duulimaadyada diyaaradaha Garoonka Manda Airport ee

Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqay dagaal culus oo ka dhan ah Alshabaab
Guddoomiyaha Baramaanka DFS oo la kulmay Wafdi ka socda Hay’adda UNDP
Cilad xalay soo wajahday Shirkadda Facebook (Daawo)

Hay’ada Duulista Rayidka Kenya ee marka magaceeda  loo soo gaabiya loo yaqaan  KCAA ayaa joojisay duulimaadyada diyaaradaha Garoonka Manda Airport ee Gobolka Lamu.

Duulimaadyada ayaa Xayiraad la saaray ilaa Faahfaadin dheeraada laga bixinayo weerarkii dablay hubaysan ay Aroortii hore ee Saaka ku qaadeen Saldhiga Malatariga Kenya iyo Maraykanka ay ku leeyihiin Gobolka Lamu.

Shirkadaha Duulimaadyada Fly 540 iyo Fly Skyward Express ayaa xaqiijiyay in ay baajiyaan duulimaadyo ay maanta ku tagi lahaayeen Garoonka diyaaradaha Manda Airport ee Gobolka Lamu ka dib amarka ka soo baxay KCAA.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: