Axmed Madoobe oo ku soo wajahan Garoowe

HomeWararka

Axmed Madoobe oo ku soo wajahan Garoowe

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  maalinta beri ah ku soo wajahan magaalada Garoowe. diyaar garowga soo

Xasan Sheekh oo ka digay faragelin lagu duminayo Aqalka Sare iyo in la iska horkeeno
Duqa Degmada Burtinle oo ka Warbixiyey Xanuunka Shubanbiyoodka
Maamulka Jubbaland oo shaacisay waqtiga ay qaadeyso imtixaanka dugsiyada Sare

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  maalinta beri ah ku soo wajahan magaalada Garoowe.

diyaar garowga soo dhawanta madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka socota magaalada Garoowe, wuxuuna la kulmi doonaan madaxweyne Siciid Cabdilaahi Deni.

kulanka madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe ayaa wararka ay Daljir helayso waxa uu sheegayaa in uu daaranyahay khilaafka udhexeeya dowladda iyo hanaanka doorasho ee dalka.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: