Duqa Degmada Burtinle oo ka Warbixiyey Xanuunka Shubanbiyoodka

Duqa Degmada Burtinle oo ka Warbixiyey Xanuunka Shubanbiyoodka

Duqa degmada Burtinle ayaa farriin caafimaad u diray shacabka reer Burtinle iyo deegaanada hoosyimaada  xilli uu soo badanayo xannuunka shubanbiyoodka, ayna bukaanjiif u yihiin dad kor u dhaafaya kontomeeye qof. Duqa degmada ayaa sheegay in shalay uu degmada soo gaaray Wasiirka Caafimaadka, uuna ballanqaaday  gaariga caafimaadka ee loo yaqaan  aanbalaasta.

Hoos ka dhegayso warbixintii Xaaji Farateeb ee istuudiyaha Daljir Burtinle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com