Duqayn Diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Shabeelada hoose

HomeWararka

Duqayn Diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Shabeelada hoose

Duqayntan ayaa ka dhacday deegaanka Mubaarak oo katirsan gobolka Shabeelada Hoose abaare sadexdii habeenimo oo saq dhexe xiliga Geeska Afrika, waxaana

Maxaad ka xasuusataa habkii hore ee Soomaalidu isku kabi jirtay ? (dhegayso)
Qoyska Barack Obama oo Iibsadey Guri Ay Kiro Badan Ku Deganaayeen (Sawirro)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Duqayntan ayaa ka dhacday deegaanka Mubaarak oo katirsan gobolka Shabeelada Hoose abaare sadexdii habeenimo oo saq dhexe xiliga Geeska Afrika, waxaana fuliyay diyaarado nooca aan cidna wadin.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in lala eegtay duqaynta gaari la doonayay in lagu soo qariyo qarax oo khudaar waday, mana jirto fahfaahin dheeraad ah oo ay bixiyeen masuuliyiinta dowladda iyo Al-shabaab ee gobolka Shabeelada hoose.

Mareykanka ayaa bilihii ugu dambeeyey kordhiyay duqaymaha diyaaradihiisu ka fulinayaan Soomaaliya oo ka dhan ah Daacish iyo Al-shabaab, kadib go’aankii madaxwaynaha Mareykanka ee ahaa in la beegsado xarumaha ay kasoo duulaan Al-shabaab iyo Daacish ee Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: