Duqa magaalada Muqdisho oo soo dhowayn u sameeyey Boqor Burhaan (sawiro)

Duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta soo dhowayn ugu sameeyey magaalada Muqdisho Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah issimada sida wayn looga tixgeliyo Soomaaliya.

Wasiiro iyo xildhibaano katirsan dowladda faderaalka ayaa ka qaybgalay.

Wasiirka haweenka iyo dhalinyarada ayaa sheegtay boqorka booqashadiisa inay tahay mid muhiim ah , ayna ku faraxsanyihiin.

Hoos kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com