Carruurta oo wax lagu baro luuqado shisheeye, iyagoona fahmin waxa lasoo xafidsiiyo (dhegayso)

Carruurta yar ee wax ka barata goobaha waxbarasho ee Puntland iyo Soomaaliya inteeda kalle ayaa lagu baraa afafka Carabiga iyo Englishka, waxaana mararka qaar aysanba aqoon u lahayn waxyaabaha ay akhriyaan ee lasoo xafidsiiyo, sida nashiidooyinka.

Carruurtu ma helaan waxbarasho afkooda hooyo ee hodanka ah ee Soomaaliga, arrintaasi iyo dhibaatada ay ku hayso Radio Daljir ayaa la hadlay shacabka.

Hoos kadhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com