Duqa magaalada Bosaso oo ka qaybgalay shir horumarinta ganacsiga ee Midowga Yurub uu ku qabtay Brusles (dhegayso)

HomeWararka

Duqa magaalada Bosaso oo ka qaybgalay shir horumarinta ganacsiga ee Midowga Yurub uu ku qabtay Brusles (dhegayso)

Duqa magaalada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaam ayaa waxaa uu rajo wanaagsan ka muujiyay shirka horumarinta iyo wadashaqaynta magaalooyinka iyo

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka
Maxaa xal u ah jiitanka siyaasadeed ee Puntland?
Xisbiga Wadani oo somaliland uga digay ka qayb galka Caleemasaarka Axmed Madoobe (Daawo)

Duqa magaalada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaam ayaa waxaa uu rajo wanaagsan ka muujiyay shirka horumarinta iyo wadashaqaynta magaalooyinka iyo gobolada ee uu soo qabanqaabiyay Midowga Yurub, kaasi oo ay Soomaaliya uga qaybaleen magaalooyinka Muqdisho, Hargaysa, Berbera iyo Bosaso.

Cabdisalaan Bashiir ayaa waxaa uu sheegay in baahiyaha degmada ay qabto inay gudbiyeen, iyadoona balanqaadyo ay heleen, waxaana sidoo kalle uu ka waramay kulan uu uga qaybgalayo wadanka Netharland.
Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa guddoomiyaha waraystay, isagoo ku wadanka Netharland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: