Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Soonoolaynta Afka  Soomaaliyeed

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Soonoolaynta Afka Soomaaliyeed

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Bangiga dhexe ee Somaaliya oo war ka soo saaray dab ka kacay xalay Xarunta Bangiga
Madaxweynaha DFS oo maanta furaya Kalfadhiga Barlamaanka Somaaliya
Muuse Biixi oo go’aamiyay doorashada Golaha Wakiillada & Deegaanka

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa aan ku falaanqayn doonnaa sababaha keena in dadka Soomaaliyeed ay Afkooda ugu qori la,yihiin boorarka xafladaha iyo goobaha ganacsiga ? maxaase dib udhigay Afkeena  Soomaaliyeed oo looga hormariyaa Afafka kale ee qalaad?   yay tahay cida ay mas,uuliyada ka saarantahay in ay ilaaliso Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ?

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada waxaa istuudiyaha Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: