Duqa Cusub ee Garoowe oo Xilka la Wareegay (dhegayso)

Duqa Cusub ee Garoowe oo Xilka la Wareegay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa kadhacay maanta Munaasabad xilka uu kula Wareegay duqa Cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gas.

Duqa Cusub oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in uu la imaan doono waxqabad buuxa ,isla markaana uu horamarin doono Caasimadda Garoowe.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan kaso dirtay Garoowe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com