Duqa Cusub ee Boosaaso oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso)

Duqa Cusub ee Boosaaso oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso)

Maanta Waxaa Magaaladda Boosaaso lagu qabtay Munaasabad si heersare ah looso Agaasimay ,isla markaana xilka uu kula Wareegayaay Duqa Cusub ee Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ,iyado uu si rasmi ah xilka u Wareejiyaay Eng Yaasin Mirre.

Warbixintan Waxaa Boosaaso kaso dirtay Wariye Faduumo degan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com