Dowladda Turkiga oo ergay cusub u magacowday wada hadalsiinta Somaliland iyo dowladda faderaalka

HomeWararka

Dowladda Turkiga oo ergay cusub u magacowday wada hadalsiinta Somaliland iyo dowladda faderaalka

Dowladda Turkiga ayaa danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi Olgan Bekar u magacowday ergayga gaarka ah ee wadahadal siinta Somaliland iyo dowladda faderaal

Maryan Gaduudo, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bari: “Waan qaaddacay xubnaha guddiga Gaas magacaabay” (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Bayaanka Ka soo baxay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed

Dowladda Turkiga ayaa danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi Olgan Bekar u magacowday ergayga gaarka ah ee wadahadal siinta Somaliland iyo dowladda faderaalka Soomaaliya.

Magacaabista ayaa waxaa xaqiijiyay safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Ambassador Jaamac A. Maxamed oo sheegay in ergayga uu kaalin muhiim ah ka qaatay xoojinta xiriirka dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.

Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaan yeelan wax wadahadalo ah tan iyo markii la doortay madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Somaliland ayaa ku doodaysa inay goosanayso xuduudkii Ingiriiska uu sameeyey ee dhulka Soomaaliyeed, inkastoo beelaha ugu badan ee deegaanadaasi ay yihiin Puntland, qaybna ka yihiin dowladda dhexe ee faderaalka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: