Muuqaalka Bulshada: Aragtida dadweynaha iyo Xildhibaanada cusub ee Puntland (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Aragtida dadweynaha iyo Xildhibaanada cusub ee Puntland (dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay   , Aragtida dadweynaha iyo Xildhibaanada cusub ee Puntland 219 .

Xildhibaanadan maxaa laga filan karaa? ma noqon doonaan kuwo laxisaab tama Xukumada ?mise waxa ay raaci doonaan wadadii ay mareen kuwii ka horeeyay ? sul,aalahaas iyo kuwo kale ku dhagayso Barnaamijka Muuqaalka Bulshada .

wariye Faadumo Dagan Daahir oo Bosaaso  ku sugan .

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com