Maryan Gaduudo, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bari: “Waan qaaddacay xubnaha guddiga Gaas magacaabay” (dhegayso)

Maryan Gaduudo, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bari: “Waan qaaddacay xubnaha guddiga Gaas magacaabay” (dhegayso)

Maryan Gaduudo, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bari ayaa qaadacday Xubnaha Guddiga khilaafaadka doorashada ee uu soo magacaabay Madaxweyne Gaas. Maryan waxa ay sheegtay in guddiga aysanba ku jirin hal xubin oo haween ah, waxaa na jira bay tiri haween ka aqoon badan ragga gudiga ku jira, kana daacadsan.

Maryan waxa ay ku baaqday in dib loogu noqdo magacaabista guddiga, waxa ayna u warrantay Faadumo Dagan Daahir, Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com