Dowladda  Sri Lanka oo shaacisay tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay dalkaasi

HomeWararka

Dowladda Sri Lanka oo shaacisay tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay dalkaasi

Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay dalka Sri Lanka Axadii aynu soo dhaafnay ayaa waxa ay gaartay 321qof,halka dhaawac

Deeganka Beyra ayaa kamid meelaha xalay uu Roobku helay, Bashiir Cabdixakiin Guutoco
Kenya: “Weerarkii Mandheera waxaa hoggaaminayay Macalin Iskuul”
Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar oo Maanta Gaalkacyo lagu Aasay (dhegayso)

Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay dalka Sri Lanka Axadii aynu soo dhaafnay ayaa waxa ay gaartay 321qof,halka dhaawacana uu gaarayo 500 oo qof sida ay sheegeen Saraakiisha laamaha amnig ee dalka Sri Lanka.

Ciidamada Booliiska ayaa sheegay in qaraxyadaasi ay usoo qab qabteen rag lagu tuhunsan yahay in qaraxyadan ay ka dambeeyee oo uu kujiray nin udhashay dalka Syria oo da,diisa lagu sheegay 40 sano jir.

Majirto ilaa iyo haatan koox sheegatay in weerarkan ay ka dambaysay.

Madaxda wadamada beesha caalamka ayaa aad u cambaareeyay weeraradii ka dhacay dalka Sri Lanka Axadii aynu soo dhaafnay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: