Dowladda Soomaaliya oo Warqad Dacwo ah u dirtay dalka Kenya.

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo Warqad Dacwo ah u dirtay dalka Kenya.

Safarada Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa warqad dacwa ah u dirtay Kenya, iyadoo ay ku eedaysay in ay ku Xadgudubtay Madax Banaanida Soomaaliya. Qor

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Qoorqoor: “Cidna kama ogolaaneyno Culimada Hubeyasan in ay hub sharci daro ah ay ku heysato Galmudug”
Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

Safarada Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa warqad dacwa ah u dirtay Kenya, iyadoo ay ku eedaysay in ay ku Xadgudubtay Madax Banaanida Soomaaliya.

Qoraalka oo luuqad adag lagu qoray ayaa lagu sheegay in Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Tarsan inuu ka baxay markii sida dal madaxbanaan somaliland loogu casuumay shirka sanadlaha ah ee uhuru u jeediyo diblmaasiyiinta ku sugan Nairobi.

Warqadda Cabashada ayaa Kenya looga dalbaday in ay sharraxaad dhameystiran ka bixiso sababta Somaliland oo ka mid ah Somalia wakiil ugu yeelatay shirkaas,Taas oo xadgudub ku ah madaxbanaanida,midnimada dhuleed iyo dadeed ee soomaaliya.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: