Dowladda Soomaaliya oo Hub iyo Daawo udirtay Galmudug

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo Hub iyo Daawo udirtay Galmudug

Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa deeqo ka kooban hub iyo dawooyin u dirtay maamulka Galmudug, waxaana diyaarado wada ay gaareen magaalada Dhu

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Wasiir Cali Cabdullaahi: “Balliga Gosol oo 4KM kor u Dhaafay waxaan u Iclaaminay Biyoxireen”

Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa deeqo ka kooban hub iyo dawooyin u dirtay maamulka Galmudug, waxaana diyaarado wada ay gaareen magaalada Dhuuso mareeb ee xarunta Galmudug.

Deeqdan ayaa timid kadib dagaalo dhexmaray Al-shabaab iyo shacabka deegaanada Maamiyo iyo Caad ee koonfurta gobolka Mudug, halkaasi oo ay Al-shabaab ugu awood sheegteen dadkii shacabka ee la dagaalamayay oo ay ka saareen deegaamadii ay ku sugnaayeen.

Maamulka Galmudug ayaa saraakiishiisa shalay gelinkii dambe kulan ay ku yeesheen magaalada Dhuusomareeb waxaa la isku raacay in maamulka Galmudug uu ka qaybgalo dagaalka Al-shabaab iyo shacabka deegaanada Caad iyo Maamiyo ee koonfurta Mudug.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: