Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo heshiis kala saxiixday

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo heshiis kala saxiixday

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Mason

Madaxweynaha Puntland oo imaraadka u dhoofay (Daawo)
Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Cabddala Faamoos, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Dagaal khasaare geeystay oo kadhacay gobalka Baay

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Mason Jocelyn oo ah sarkaal ka tirsan hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka horumarinta mashaariicda ee UNDP,

Kulanka ayaa waxa uu ahaa mid muhiim ah, waxayna ku heshiiyeen in si wada jir ah loo fuliyo dhammaan arrimaha muhiimka u ah helitaanka Caddaaladda ee Soomaaliya iyo sidii bulshada ay u heli lahayd xukunno calaadda ah.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda mudane Cabdulqaadir, ayaa la wadaagay in uu ku faraxsan yahay shaqada wanaagsan ee ay u hayaan dadka Soomaaliyeed, waxaana uu balan qaaday inay xoojin doona u adeegidda bulshada Soomaaliyeed.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: