Dowladda Somaaliya oo sheegtay inu socdo Waddahadal ay la leeyihin Imaraadka (dhegasyo)

Dowladda Somaaliya oo sheegtay inu socdo Waddahadal ay la leeyihin Imaraadka (dhegasyo)

Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa ka hadashay Xirirka sii xumaanaya ee Dowladda Federaalka iyo Dowladda imaraadka Carabta,iyado imaradku uu joojiyeey Guud ahaan Tageeradii uu siin jiray Ciidanka Somaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliya Axmed Ciise Cawad oo VOQ laanteeda afka Somaaliga la hadlayaay ayaa sheegay in dowladdaha Imaraadka iyo Somaaliya uu si rasmi ah ugu bilowday Waddahadal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0