Dowladda Somaaliya oo diyaarisay Ciidamadii ugu badnaa ee la dagaalamaya Alshabaab.(Daawo)

Dowladda Somaaliya oo diyaarisay Ciidamadii ugu badnaa ee la dagaalamaya Alshabaab.(Daawo)

Taliska Ciidamada xoogga dalka qeybta 21aad ayaa waxaa Xerada tababarka Ciidamada Har-Qaboobe ee degmada Guriceel ay kusoo bandhigeen Cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda ee horay loogu tababaray Baladweyne,kuwaas oo ka qeyb qaadan doona dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com