Dowladda Somaaliya oo dalka ka Mamnuucday Shirkadda Sahan Research (Warsaxafadeed)

HomeWararka

Dowladda Somaaliya oo dalka ka Mamnuucday Shirkadda Sahan Research (Warsaxafadeed)

kadib warsaxafadeed kaso baxay Dowladda Federaalka somaaliya ayaa dalka looga mamnuucay shirkadda ee Sahan Research,taas oo dalka somaaliya ka howlgas

WARBIXIN: Daahfurka Buundada Cusub ee ay yeelanayso Garoowe
Mahdi Guuleed “Somaliland wey diiday in Abiy Ahmed iyo Farmaajo inay ka degaan Hargeysa”
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

kadib warsaxafadeed kaso baxay Dowladda Federaalka somaaliya ayaa dalka looga mamnuucay shirkadda ee Sahan Research,taas oo dalka somaaliya ka howlgasha.

Sahan research waxaa aasaasay Matt Bryden oo u xagliya aqoonsiga somaliland, marna soo noqday xubin guddiga QM ee cunaqabateynta Soomaaliya.

Sahan Research waxa ay xafiisyo ku leedahay badanaa magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya,iyado dowladda somaaliya caawa Guud ahaan dalka kaga mamnuucday.

Hoos Ka Akhriso Warsaxafadeedka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: