Site icon Radio Daljir

Dowladda Somaaliya oo dalka ka Mamnuucday Shirkadda Sahan Research (Warsaxafadeed)

kadib warsaxafadeed kaso baxay Dowladda Federaalka somaaliya ayaa dalka looga mamnuucay shirkadda ee Sahan Research,taas oo dalka somaaliya ka howlgasha.

Sahan research waxaa aasaasay Matt Bryden oo u xagliya aqoonsiga somaliland, marna soo noqday xubin guddiga QM ee cunaqabateynta Soomaaliya.

Sahan Research waxa ay xafiisyo ku leedahay badanaa magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya,iyado dowladda somaaliya caawa Guud ahaan dalka kaga mamnuucday.

Hoos Ka Akhriso Warsaxafadeedka.

Exit mobile version