Dowladda oo sheegtay inuu gabo gabo marayo dhismaha wadad afgooye iyo Mugadisho.

HomeWararka

Dowladda oo sheegtay inuu gabo gabo marayo dhismaha wadad afgooye iyo Mugadisho.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud & Guryenta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan macalin ayaa ka hadlay xilliga sida rasmiga ah ee xariga

Midowga Musharaxiinta oo war kasoo saaray doorshada dalka, eedeyna ujeediyay Farmaajo
Qoomiyadda Oromada ee Garoowe Degan oo Lacag Ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha (DHEGAYSO)
WACAAL DAREY AH: Ciidamadda Ahlusunna oo ka baxay magaalada Guriceel

Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud & Guryenta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan macalin ayaa ka hadlay xilliga sida rasmiga ah ee xariga laga jarayo dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

Wasiirka oo la hadlay Warbahinta Qaranka ayaa ayaa sheegay in qorshuhu ahaa in xariga laga jaro dhismaha wadada Bishii Febaraayo ee la soo dhaafay balse sababao amni darted uu dib ugu dhacay.

Waxa sidokale wasiirka intaa hadalkisa ku daray dhismaha wadada uu haatan yahay geba-gabo, isla markaana la gaarsiiyay Buundada degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, dhawaana xariga laga jari doono.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: