Dowladda oo Al-shabaab kala wareegtay deegaano katirsan degmada Jamaamme

HomeWararka

Dowladda oo Al-shabaab kala wareegtay deegaano katirsan degmada Jamaamme

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Komaandooska Danab iyo ciidanka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saakay hawlgallo ka sameeyay deeganada Jiinka Wab

Madaxweyne Farmaajo oo aan ka hadlin geerida CabdiCasiis Afrika oo hambalyo diray
Musharaxa Madaxweyne Cabdisamad Maxamed Gallan oo Bossaso lagu soodhaweeyey (dhegayso | sawirro)
Galmudug oo Mamnuucday in deegaanadeeda ay ka shaqeeyaa Gaadiidka aan sharciyaysneyn (dhegayso)

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Komaandooska Danab iyo ciidanka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saakay hawlgallo ka sameeyay deeganada Jiinka Wabiga ee hoos taga degmadda Jamaamme.

Aroortii hore ciidanka waxaa ay dagaal kula wareegeen tuulada malayley oo kaabiga ku haysa degmadda Jamaamme ee gobolka Jubbada Hoose.

Goobta lala wareegay waxaa ay xarun ay ku dhuuntaan u ahayd kooxda argagixisadda Al-Shabaab, ayadoo la rumeysan yahay in ay ku hagaajin jireen walxaha Qarxa sida Miinoyinka wadadada la dhigo oo ay dadka shacabka ku dhibaateeyaan.

Goobtan laga xoreeyay cadawga iyo xarumo kale oo gediga kale ee Wabiga ahba waxaa si buuxda gacanta ugu haya ciidanka xoogga dalka iyo Kuwa Jubbaland ee isku garabsanaya la dagaalanka kooxda argagixisadda Al-Shabaab ee uu gabalkooda dhacay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: