Galmudug oo Mamnuucday in deegaanadeeda ay ka shaqeeyaa Gaadiidka aan sharciyaysneyn (dhegayso)

Galmudug oo Mamnuucday in deegaanadeeda ay ka shaqeeyaa Gaadiidka aan sharciyaysneyn (dhegayso)

Taliyaha ilaalinta Wadooyinka dowlad Goboleedka Galmudug Daahir Caseyr oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in deegaanada Galmudug laga mamnuucay gawaarida aan laheyn sharciga gaadiidka ee xiligaanka Shaqeeya deegaanada Galmudug

Taliyaha ayaa waxa uu tilmaamay in gaadiid aan laheyn sharciga gaadiidk uusan ka dhex Shaqeyn Karin deeganada galmudug laga bilaabo Maalinta Berito ah oo Isniin ah kuna beegan 15/1/2018.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com