Dowladda Imaaraadka oo Bilowday Masaafurinta Soomaalida iyo Ganacsato Boosaaso Lagu Soo Dejiyey (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Imaaraadka oo Bilowday Masaafurinta Soomaalida iyo Ganacsato Boosaaso Lagu Soo Dejiyey (dhegayso)

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka soo gaarey ganacsato Soomaaliyeed oo gaaraya ilaa 10 ruux kuwaasi oo laga soo masaafuriyey wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta, aanna garanayn sababta keentay in lasoo masaafuriyo. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59b1367d050100997bff242b/Warbixinta+ganacsatada+laga+sootarxiilada+dalka+imaaraadka+carabta++sax+.mp3

LAASCAANOOD: Jiif Caaqil Cabdullaahi oo ka hadlay halgankii la soo maray & arrrimo kale oo xasaasi ah
Ciidamada Dowladda & kuwa ATMIS oo howlgal culus ka wada duleedka Ceelbaraf
Hooyo Caruur ka xanuunsanayaan oo Fariin shacabka u dirtay (dhegayso)

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka soo gaarey ganacsato Soomaaliyeed oo gaaraya ilaa 10 ruux kuwaasi oo laga soo masaafuriyey wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta, aanna garanayn sababta keentay in lasoo masaafuriyo.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Dr cabdi shakuur sh haajir 7 years ago

    amal bank mhsnidin macaamiishiina ayaan rabaa inaan kamidnoqdo

DISQUS: