Dowladda Federaalka oo baadi goobaysa dad lagu helay laalush

HomeWararka

Dowladda Federaalka oo baadi goobaysa dad lagu helay laalush

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed oo Maanta ka hadlayay Munaasabad lagu dhaariyay Garsoorayaal uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo ayaa s

Kahortag COVID-19 oo Naftaada & Bulshadaba Badbaadi (Taxanaha 2aad | dhegayso)
XUBINTII SICIRKA IYO SUUQA OO MAANTA KA IMAANAYSA DEGMADA BURTINLE (DAAWO)
Badhan: Dadweynaha ayaa isugu soo baxay fagaarayaasha iyaggo tageeraya guushiI Ciidanka SSC-

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed oo Maanta ka hadlayay Munaasabad lagu dhaariyay Garsoorayaal uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Garsoorayaashan ay qeyb weyn ka qaadanayaan dib u soo celinta dalka Dowlad nimadiisii.

“Waxaan rajeynayaa in aad kaalin weyn ka qaadataan dib u soo celinta dowladnimadii dalkan taas oo in muddo ah maqneyd, hadda waxaan heynaa shaqo aad u adag waxaana rajeynaa in aad isbedel wanaagsan nagu soo kordhisaan.”

Guddoomiye Baashe waxaa uu si weyn uga hadlay arrimaha musuq maasuqa, waxaana uu sheegay inay jiraan qareeno qaata laaluush, kuwaas oo dagaal lagula jiro sidii banaanka loo soo dhigi lahaa.

“Waxaan heynaa cadeymo aad u badan kuwaas oo ku aadan dhanka Musuq maasuqa. waxaa jiro qareeno qaata laaluush balse waxaa jiro baaritaano joogto ah oo aan dadkaas ku heyno, musuqa waxaan kula jirnaa dagaal aad u balaaran.”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: