Doorka Haweenka Puntland ee Siyaasadda iyo Arimaha Bulshada (Dhegaysi+Sawirro)

HomeWararka

Doorka Haweenka Puntland ee Siyaasadda iyo Arimaha Bulshada (Dhegaysi+Sawirro)

Garoowe: Radio Daljir oo kaashanaya Daladda SIHA Network ayaa qabtay Barnaamij Dood Wadaag ah oo looga hadlayo Doorka Haweenka Puntland ee Siyaasadd

Kenya oo sheegtay in uu dib u dhac ku yimid shirkii Madaxda Soomaaliya,Kenya iyo Ethiopia
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Jaangooyey Saacadaha Shaqada Shaqaalaha Xukuumadda
Maxaa looga hadlayaa Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada muqdisho
Garoowe: Radio Daljir oo kaashanaya Daladda SIHA Network ayaa qabtay Barnaamij Dood Wadaag ah oo looga hadlayo Doorka Haweenka Puntland ee Siyaasadda iyo Arimaha Bulshada. | Awood-siinta haweenka waxay aasaas u yihiin in nabadda iyo horumarka ay noqdaan kuwo loo siman yahay.
Barnaamijka waxaa marti ku ah, Abukaate Farxi Xirsi Cali, Gudoomiyaha Ururka Gabdhaha Qareenada ah ee Puntland, Aqoonyahan Xaliimo Maxamed Faarax oo Gudoomiye ka ah Dalladda Haweenka Puntland ee Nabada iyo Xasiloonida Soomaaliya (Puntland Women Umbrella for Peace and Stability) iyo Faadumo Maxamed Salaad oo katirsan Dalad dhalinyaro oo ka dhisan Puntland oo magaceeda loosoo gaabiyo YPEER.

HALKAN KA DHEGAYSO 

https://youtu.be/MZHVj5yM-pQ
Xaawo Iskufilan ayaa daadihinaysa Barnaamijka, kala soco Radio Daljir iyo Degelada Internet ka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: