Doorasho maanta ka dhacaysa Koonfur Galbeed

Doorasho maanta ka dhacaysa Koonfur Galbeed

Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa qabanaya doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP193, kaas oo uu horay uga geeriyooday Alle ha u naxariistee Maxamuud Maxamed Bono.

Kursiga doorashadiisa Maanta ka dhaceyso Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku tartami doona Musharrixiinta kala ah, Cabduqaadir Maxamed Cali (Injineer Baashi) &
Cabdullaahi Aadan Axmed (Abdullahi Black)

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ilaa iyo hadda waxaa uu doortay 10 kursi, iyada oo weli Maamulada Jubbaland, Puntland & Hir-Shabeelle aysan bilaabin doorashada Golaha Shacabka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com