Doorasho maanta ka dhacaysa Koonfur Galbeed

HomeWararka

Doorasho maanta ka dhacaysa Koonfur Galbeed

Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa qabanaya doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP193, kaas oo uu horay uga geeriyoo

Weerar lagu dilay dad u badan Injineero oo ka dhacay gobolka Waqooyi Bari Kenya
Siyaasiyiin Warsaxafadeed soo saaray oo sheegay” waxaan ka walaacsanyihiin qorshaha guracan ee Madaxweyne Deni
Wasiirka waxbarashadda DFS oo sheegay Guddiga tacliinta Sare in lagu dhawaaqi doono (Daawo)

Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa qabanaya doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP193, kaas oo uu horay uga geeriyooday Alle ha u naxariistee Maxamuud Maxamed Bono.

Kursiga doorashadiisa Maanta ka dhaceyso Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku tartami doona Musharrixiinta kala ah, Cabduqaadir Maxamed Cali (Injineer Baashi) &
Cabdullaahi Aadan Axmed (Abdullahi Black)

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ilaa iyo hadda waxaa uu doortay 10 kursi, iyada oo weli Maamulada Jubbaland, Puntland & Hir-Shabeelle aysan bilaabin doorashada Golaha Shacabka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: