Doorashadda golaha degaanka cadaado oo socota & Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay

HomeWararka

Doorashadda golaha degaanka cadaado oo socota & Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Deegaanka ee ka soconaysa degmada Cadaado ee Gobolka Gal

Wasaaradda Haweenka DFS oo ku dhawaaqday sharciga Xuquuqda Naafada Soomaaliya (Akhriso)
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Addis Ababa kula kulmay madaxweynaha golaha midowga Yurub

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Deegaanka ee ka soconaysa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoona u rajeeyay in ay dhawaan si habsami leh kusoo dhamaato.

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale ku dhiirogaliyay degmooyinka kale ee isku diyaarinaya doorashada Golaha Deegaanka in ay dar-dar galiyaan doorashooyinka golaha deegaanka ee degmooyinka Galmudug.

Ugu danbayn madaxweynaha ayaa xusay in xukuumadda Galmudug ay ku howlan tahay sidii Galmudug ay uga qabsoomi lahayd doorasho qof iyo cod ah, iyadoona ay ka dhigantahay doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka Galmudug in ay dhabbaha u xaarayso xaqiijinta doorasho qof iyo cod ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: