Wasaaradda Haweenka DFS oo ku dhawaaqday sharciga Xuquuqda Naafada Soomaaliya (Akhriso)

Wasiirka Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo Deeqa Yaasiin ayaa ku dhawaaqday soo saarista bilowga diyaarinta sharciga qaran ee Xuquuqda Naafada Soomaaliya oo maanta looga dhawaaqay Munaasabad lagu qabtay Muqdisho.

Hoos ka akhriso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com