Doorashadda Galmudug oo dib loo dhigay

HomeWararka

Doorashadda Galmudug oo dib loo dhigay

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay goordhow ku dhawaaqeen in Muddo Saddex Cisho ah dib loo dhigay Doora

Farmaajo oo Madaxda Dowlad gobaleedyada ugu yeeray Shir wadatashi ah
SAWIRRO: Bilicda Buuralayda gobolka Sitti ee (DDS) (Sawirro)
Nairobi oo lagu qabanayo shir looga hadlayo argagaxisada

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay goordhow ku dhawaaqeen in Muddo Saddex Cisho ah dib loo dhigay Doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Guddoomiyaha Guddiga oo Warbaahinta kula hadlay dhuusamareeb ayaa waxaa uu sheegay in maalinta Axadda ah ee Todobaadka soo socda ay qabsoomi doonto doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug.

Maanta oo Arbao ah ayaa waxaa khudbadaha laag dhageystay Afar Musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha galmudug iyo 5 Musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug.

Khilaaf ayaa hareeyey doorashada Galmudug,waxaa sidoo kale diidey,hoggaanka Ahlusunna,Madaxweyne xaaf iyo Afar Musharax,kuwaas oo aan weli is diiwaangelin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: