Diyaargarowga Ramadaanta iyo shacabka Garowe (daawo)

HomeWararka

Diyaargarowga Ramadaanta iyo shacabka Garowe (daawo)

Suuqa Inji ee magaalada Garowe ayaa laga dareemayaa diyaar garow xoogan oo ku aadan bisha Ramadaan oo Beri ku beegan. shacabka ayaa iibsanaya wax yaabaha qutuldaruuriga ah. wariye Xasan Baashe ayaa soo jeedinaya.

Beesha Caalamka: “Madaxda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, Siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka waa in ay degdeg u kulmaan”
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Isimada, Waxgaradka, Culimada iyo siyaasiyiinka Gobolka Mudug
Dowladda Soomaaliya oo gudi u saartay Abaaraha kajira qaybo kamid ah dalka

Suuqa Inji ee magaalada Garowe ayaa laga dareemayaa diyaar garow xoogan oo ku aadan bisha Ramadaan oo Beri ku beegan.

shacabka ayaa iibsanaya wax yaabaha qutuldaruuriga ah.

wariye Xasan Baashe ayaa soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Ramadaan Mubaarak!! Nooloow Daljir.  Kheyraad badan baa suuqa ka muuqda.  Marka hore waa in lagu xamdiyaa suuqa buuxa, ka dibna wax laga gataa suuqa camiran.  Baahi la sheegto “Maa shaa Allaah” suuqu ma lahan.  Waa in bishaan barakey-san la badiyaa sadaqa-da iyo soon-ka!! Jazkmulahu kheyran!!

DISQUS: