Diyaargarowga Ramadaanta iyo shacabka Garowe (daawo)

HomeWararka

Diyaargarowga Ramadaanta iyo shacabka Garowe (daawo)

Suuqa Inji ee magaalada Garowe ayaa laga dareemayaa diyaar garow xoogan oo ku aadan bisha Ramadaan oo Beri ku beegan. shacabka ayaa iibsanaya wax yaabaha qutuldaruuriga ah. wariye Xasan Baashe ayaa soo jeedinaya.

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Soomaalidu waa geesiyaal waa been fakatay: Ninkii nooloow taariikhda daris si aan berri mar kale loogu aayin!
Muqtar Roobow oo Kormeeray Saldhigyada Ciidamadda Koonfur Galbeed (dhegayso)

Suuqa Inji ee magaalada Garowe ayaa laga dareemayaa diyaar garow xoogan oo ku aadan bisha Ramadaan oo Beri ku beegan.

shacabka ayaa iibsanaya wax yaabaha qutuldaruuriga ah.

wariye Xasan Baashe ayaa soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Ramadaan Mubaarak!! Nooloow Daljir.  Kheyraad badan baa suuqa ka muuqda.  Marka hore waa in lagu xamdiyaa suuqa buuxa, ka dibna wax laga gataa suuqa camiran.  Baahi la sheegto “Maa shaa Allaah” suuqu ma lahan.  Waa in bishaan barakey-san la badiyaa sadaqa-da iyo soon-ka!! Jazkmulahu kheyran!!

DISQUS: