Diyaarad kasoo duushay Muqdisho oo ku gubatay Garoonka degmada Doolow (daawo)

Diyaarad kasoo duushay Muqdisho oo ku gubatay Garoonka degmada Doolow (daawo)

Garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow waxaa maanta kusoo dhacday Diyaarad nooca xamuulk ah oo ka timid Muqdisho.

Diyaarada ayaa agab kaladuwan u siday ganacsato reer Doolow ah, mana jirin khasaare nafeed oo soo gaaray dadkii saarnaa diyaarada.

lasoco faahfaahinta warkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com