Diyaarad kasoo duushay Muqdisho oo ku gubatay Garoonka degmada Doolow (daawo)

HomeWararka

Diyaarad kasoo duushay Muqdisho oo ku gubatay Garoonka degmada Doolow (daawo)

Garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow waxaa maanta kusoo dhacday Diyaarad nooca xamuulk ah oo ka timid Muqdisho. Diyaarada ayaa agab kaladuwan u siday ganacsato reer Doolow ah, mana jirin khasaare nafeed oo soo gaaray dadkii saarnaa diyaarada. lasoco faahfaahinta warkan.

Jubbaland oo Adkaysay Ammaanka Deegaamadeeda Digniina Soo Saartay (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo
Amniga Thailand oo si weyn loo adkeeyey

Garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow waxaa maanta kusoo dhacday Diyaarad nooca xamuulk ah oo ka timid Muqdisho.

Diyaarada ayaa agab kaladuwan u siday ganacsato reer Doolow ah, mana jirin khasaare nafeed oo soo gaaray dadkii saarnaa diyaarada.

lasoco faahfaahinta warkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: