Jubbaland oo Adkaysay Ammaanka Deegaamadeeda Digniina Soo Saartay (dhegayso)

Jubbaland oo Adkaysay Ammaanka Deegaamadeeda Digniina Soo Saartay (dhegayso)

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in uu aad u adkeynayo amniga inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Guddoomiyah Degmada Kismaayo Ibraahim Tima-jilac oo la hadlay warbaahinta ayaa dadka Ganacsatada ah ee iibiya cuntooyinka bisil waxa uu uga digay inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan in ay Maqaaxiyahooda furnaadaan oo ay cunto ku iibiyaan, taasina ay tahay mid mamnuuc ah.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com