Dilal xalay kadhacay Muqdisho

HomeWararka

Dilal xalay kadhacay Muqdisho

Laba qof ayaa siyaabo kalle duwan xalay loogu gaystay dil degmooyinka Yaaqshiid iyo Hodan ee gobolka Banaadir. Dilka koowaad ayaa kadhacay suuqa wa

Guddiga Puntland u saartay ka talabixinta Qiimaha dhaca shiling Somaaliga oo go’aamo soo saaray
Maxaa Kala Haysta Xukuumadda Khayre iyo Isticmaalka Baraha Bulshada
Madaxweynaha Puntland oo Furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe (sawiro)

Laba qof ayaa siyaabo kalle duwan xalay loogu gaystay dil degmooyinka Yaaqshiid iyo Hodan ee gobolka Banaadir.

Dilka koowaad ayaa kadhacay suuqa wayn ee Suuq bacaad, waxaana loo gaystay nin ganacsade ah.

Dilka labaad ee kadhacay Yaaqshiid ayaa loo gaystay askari katirsan dowladda.

Dilalka ayaa kusoo badanaya magaalada Muqdisho, mana jirto cid loo soo qabtay dilalkii u dambeeyey ee xalay kadhacay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: