Dhuusamareeb: Wufuud kusii qul quleysa Magaalada & amniga oo aad loo adkeeyay (daawo)

Dhuusamareeb: Wufuud kusii qul quleysa Magaalada  & amniga oo aad loo adkeeyay (daawo)

Wafuuda maanta lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb waxaa kamid ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo .
Dhinaca kale madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay u ambabaxaan Dhuusamareeb.
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa Daljir uga waramay halka ay marayso qabanqaabada shirka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com