Dhuusamareeb: Wufuud kusii qul quleysa Magaalada  & amniga oo aad loo adkeeyay (daawo)

HomeWararka

Dhuusamareeb: Wufuud kusii qul quleysa Magaalada & amniga oo aad loo adkeeyay (daawo)

Wafuuda maanta lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb waxaa kamid ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo . Dhinaca kale madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay u ambabaxaan Dhuusamareeb. Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa Daljir uga waramay halka ay marayso qabanqaabada shirka.

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Jabuuti oo ka hadashay sababta Fahad Yaasiin ay u xanibtay
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bosaaso (dhegayso)

Wafuuda maanta lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb waxaa kamid ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo .
Dhinaca kale madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay u ambabaxaan Dhuusamareeb.
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa Daljir uga waramay halka ay marayso qabanqaabada shirka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: