Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaso nooga daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0