Dhooboweyn, Qorraxey: Culimo iskhilaaftay oo dhimasho sababay iyo Liyuu Booliska oo soo kala dhexgalay

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Dhooboweyn, Qorraxey: Culimo iskhilaaftay oo dhimasho sababay iyo Liyuu Booliska oo soo kala dhexgalay

Culimada diinta degmada DHOOBOWEYN ee gobolka QORRAXAY oo khilaaf soo kala dhexgalay ayaa markii danbe isu badalay mid rabshado wata. Rabshadaha oo

Jawar & Jigjiga iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)
Shacabka gobolka Sitti ee DDS oo ka bannaanbaxaya xasuuqa lagu hayo shacabka deegaanka
JIGJIGA: SAFARKII DALJIR & DARAWALKII CURYAANKA AHAA (Warbixin)

Culimada diinta degmada DHOOBOWEYN ee gobolka QORRAXAY oo khilaaf soo kala dhexgalay ayaa markii danbe isu badalay mid rabshado wata.

Rabshadaha oo markii danbe sii xoogeystay ayaa waxaa soo kala dhexgalay ciidamada LIYUU BOOLISKA ayaga oo adeegsanaya rasaas nool. Rasaasta Liyuu Booliska waxaa illaa iyo iminka ku dhintay laba qof, waxaana ku dhaawacmay saddex kale.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: